Muqdisho.(SONNA):- Soomaaliya ayaa ka qaybgalaysa Shir weynaha Isbedelka Cimilada ee kasocda Magaalada Madrid, kaasi oo ay ka soo qaybgaleen in ka badan 10,000 oo qof oo ka kala socda 193 dowladood iyo aqoonyahano iyo xeel dheerayaal ka socda qaramada midoobay iyo ururada caalamiga, waxaana shirka furay Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay. Wafdiga Soomaaliya ku matalaya Sii akhriso
(London) 03 Dis 2019. Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa soo saaray warbixin cusub ee ku saabsan suurtogalnimada uu Tammy Abraham, kulanka ay la ciyaarayaan habeen dambe kooxda Aston Villa. 41 jirkan reer England ayaa ka dhawaajiyey in weeraryahanka daa’da yar ee Tammy Abraham uu seegi doono kulanka ay la ciyaarayaan habeen dambe kooxda Aston […]Sii akhriso
(Manchester) 03 Dis 2019. Macalinka reer Portugal ee José Mourinho uu habeen dambe dib ugu soo laaban doono garoonka Old Trafford, isagoo hoggaaminaya kooxdiisa cusub ee Tottenham Hotspur, kaddib billooyin markii laga ceyriyay. Manchester United ayaa habeen dambe ku soo dhaweynta garoonkeeda Old Trafford, kooxda Tottenham Hotspur, si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan Sii akhriso
(Madrid) 03 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey dhowaan saddexda laacib ee ku tartami doona abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa horyaalka La Ligaha Spain bishii la soo dhaafay ee November, waxaa ka soo muuqday saddex ciyaaryahan oo ka kala tirsan saddex kooxood oo kala duwan. Benzema, Messi & Morata ayaa ah saddexda ciyaaryahan ee u sharraxan abaal-marinta […]Sii akhriso
Baydhabo (SONNA)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa waxaa maanta Xafiiskiisa uu Ku qaabiley Wafdi Ka Socdey Safaaradda Finland ee Soomaaliya. Wafdigaasi ayaa Waxaa qeyb ka ahaa Masuuliyiin ka socday Wasaaradda arrimaha Dibada Finland iyo Xubno ka socdey Hay’adda FCA oo inta badan Goboleedka Koonfur Sii akhriso