(Liverpool) 05 Dis 2019. Liverpool ayaa kaaga adkaatay kooxda Everton garoonka Anfield kulankii adkaa ee Merseyside derby, kaddib markii ay ku garaacday 5-2, ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Premier League ee dalka England. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 4-2 ay ku hogaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Liverpool. Daqiiqadii 6-aad kooxda Liverpool ayaa Sii akhriso
(London) 05 Dis 2019. Chelsea ayaa saddexda dhibcood ka qaadatay kooxda Aston Villa oo marti ugu aheyd garoonka Stamford Bridge, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1 kulan ka tirsanaa horyaalka Premier League ee dalka England. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray barbaro 1-1 ah ay isku dhaafi waayeen labada kooxood Chelsea iyo Aston […]Sii akhriso
(Liverpool) 04 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool Iyo Everton kulanka goor dhow soo gali doona ee horyaalka Premier League. Salah & Firmino ayaa ku jira kursiga keydka ee Liverpool, halka ay Shaqiri & Adrian safka hore ugu bilowdeen Reds. Hadaba dhanka hoose kaga […]Sii akhriso
(Manchester) 04 Dis 2019. Tababare Jose Mourinho ayaa sharraxaad ka bixiyey sababta uu ugu noolaa Hoteelka la yiraahdo Lowry Hotel intii lagu guda jiray mudadii uu macallinka ka ahaa Kooxda Manchester United ka hor inta uusan caawa ku laaban garoonka Old Trafford kulan halkaasi ka dhici doona. Kaddib markii uu shaqada Tababarenimo ee kooxda Tottenham ka […]Sii akhriso