(London) 06 Dis 2019. Arsenal ayaa guuldarro kala kulantay kooxda Brighton & Hove Albion oo marti ugu aheyd Emirates Stadium, kaddib markii loogu awood sheegtay 1-2, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 15-aad ee horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 0-1 ay ku hogaamineysay kooxda martida aheyd ee Brighton & Hove Albion. Daqiiqadii […]Sii akhriso
(Muqdisho) 05 Dis 2019. Degmada Dharkeenleey ayaa ku guuleysatay Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasoo caawa lagu soo gabagabeeyay garoonka Eng. Yariisow Stadium. Degmada Dharkeenleey ayaa wajahday dhigeeda koobka difaacaneysa ee Waaberi, waxayna kaga adkaatay gool ku laadyo 3-2 ah, isla markaana waxay gacanta ku dhigtay koobka Degmooyinka Gobolka Sii akhriso
Wasiirka maaliyada iyo iskaashiga dhaqaalaha JDFI Mudane Axmed shide ayaa kulan wada xaajood ah layeeshay maareeyaha wakaalada horumarinta ee dalka faransiiska Mudane Remi Rewkis. Wasiirka maaliyada iyo iskaashiga dhaqaalaha itoobiya Mudane Axmed shide ayaa maareeyaha wakaalada horumarinta ee dalka Faransiiska Faah faahin ka siiyey isbadalada horumarinta dhaqaalaha ee ay Sii akhriso
(Barcelona) 05 Dis 2019. Lionel Messi ayaa ammaan ugu qubeeyay weeraryahanka Kooxda Liverpool ee Sadio Mane, wuxuuna tilmaamay inay tahay wax laga xishoodo inuu ku dhameystay kaalinta afaraad ee tartanka abaal-marinta Ballon d’Or oo la bixiyey horraantii isbuucaan. Messi ayaa ku guuleystay Isniintii abaal-marinta Ballon d’Or markiisii lixaad ee xirfaddiisa ciyaareed, Sii akhriso
(Madrid) 05 Dis 2019. Kooxda Real Madrid ayaa waxay maanta si rasmi ah shaaca kaga qaaday website-keeda natiijooyinka baaritaanadii caafimaad uu maray ciyaaryahankeeda Eden Hazard. Xiddiga garabka ka ciyaara ee reer Belgian ayaa ku dhaawacmay kulankii ay kooxda Paris Saint-Germain ku wada ciyaareen tartanka Champions League, kaasoo ka tirsanaa kulamada shanaad ee wareega Sii akhriso
(Liverpool) 05 Dis 2019. Macallinka Kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa magacaabay liiska 23-ka xiddig ee bishaan uu kala qeyb-galayo Koobka Koobka Adduunka ee Fifa Club World Cup, kaasoo ka dhacaya Waddanka Qatar. Reds ayaa kulankeeda ugu horreeya ee tartankan ciyaaraysa Arbacada oo ay taariikhdu tahay 18-ka bishaan, waana wax ka yar 24-saacadood […]Sii akhriso