(Barcelona) 06 Dis 2019. Tababare Ernesto Valverde oo shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee kaga qeyb geli doono kulanka habeen dambe ee horyaalka La Liga dalka Spain ay kula ciyaari doonaan Mallorca. Barcelona ayaa isku diyaarineysa kulanka ay habeen dambe ku soo dhaweyn doonto kooxda Mallorca garoonka Camp Nou, kaasoo ka tirsan kulamada 16-aad ee horyaalka La […]Sii akhriso
(Madrid) 06 Dis 2019. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka horyaalka La Liga ay bari la ciyaari doonaan naadiga  Espanyol. Real Madrid ayaa isku diyaarineysa kulanka ay barri ku soo dhaweyn doonto kooxda Espanyol garoonka Santiago Bernabeu, kaasoo ka tirsan kulamada 16-aad ee horyaalka La Liga […]Sii akhriso
The African Development Bank and technology firm Microsoft today launched the ‘Coding for Employment’ digital training platform, an online tool to provide digital skills to African youth, wherever they are across the continent. The platform, launched at the 2019 African Economic Conference in Sharm El Sheikh, Egypt, aims to promote a continuous learning culture among young Sii akhriso
Accra – Ghana, (SONNA) Wasiiru-dawlaha Boostada, Isgaarsiinta, & Teknolojiyada, Mudane C/laahi Bile Nuur, oo ka qeyb galayay shirka heer wasiir ee Hal-abuurka Teknolojiyada ee Afrika ee galinkii dambe ee shalay lagu soo gabagabeeyay caasimadda dalka Ghana ee Accra, ayaa ka warbixiyay dadaallada Wasaaraddu ee la xiriira sidii loo horumarin lahaa aqoonta iyo helitaanka Sii akhriso