Muqdisho(SONNA) Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa xafiiskiisa magaalada sedex geesoodka ah ee Khaartuum ee xarunta Dalka Suudaan kula kulmay safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya dalkaasi Suudaan. Mudadii uu socday kulanka labada safiir ee dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga u fadhiya Dalka Suudaan ayaa waxaa ay siweyn uga wada Sii akhriso
(Milan) 08 Dis 2019. Shabakada “CalcioMercato” ee dalka Talyaaniga ayaa waxay shaaca ka qaaday in macalinka Inter Milan ee Antonio Conte uu xiiseenayo lasoo saxiixashada daafaca reer Spain iyo kooxda Chelsea Marcos Alonso. 28 jirkan reer Spain ayaa lala xiriirinayaa ka tagista kooxda reer England ee Chelsea suuqa xagaaga ee soo socda. Waxaa jira kooxo badan […]Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga walaacsantahay dirirta iyo colaadaha maalmihii lasoo dhaafay kasoo cusboonaaday qeybo kamid ah Gobolka Mudug kuwaas oo sababay dhimasho, dhaawac iyo barakac. Xukuumaddu waxay ugu baaqeysaa dhammaan dhinacyada ku lug leh colaaddan in ay si shuruud la’aan ah u joojiyaan, kana dhawrsadaan waxyaabaha kicin kara Sii akhriso
Muqdisho (SONNA), 08 December 2019 –   Waxaa maanta la daah-furay burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya kaddib xarumahii canshuuraha degmooyinka Hawl wadaag iyo Hodan ee Gobolka Banaadir oo dib loo dhisay. Xarumahaan oo dhawaan si casri ah loo dhisay oo laguu tallagalay hawlaha canshuur aruurinta ayaa waxaa si ramsi ah xarigga uga jaray Wasiirka Maaliyadda […]Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) – Shir looga hadlayo amniga iyo xasiloonida guud ee dalka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Agaasimaha guud ee Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane, Axmed Cabdi Kooshin oo furay shirka  ayaa sheegay in shirkaan lagu xoojin doono wadashaqeynta Sii akhriso
Jowhar.(SONNA):-Maamulka Hirshabeelle ayaa wado dadaallo lagu dhisayo Ciidanka Boliis awood leh oo ay yeelato dowlad Goboleedka Hirshabeelle, si ay u sugaan amniga deegaanada Hirshabeelle. Wasiirka cusub ee amniga maamulka Hirshabeelle, mudane, Maxamed Cabdiraxmaan kheyre oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay tababaro u fureen dhalinyaro cusub oo Sii akhriso