(Madrid) 09 Dis 2019. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka tartanka Champions League ay habeenka Arbacada la ciyaari doonaan naadiga Club Brugge. Real Madrid ayaa isku diyaarineysa kulanka ay habeenka Arbacada ku booqan doonaan kooxda Club Brugge garoonka Jan Breydel Stadion, kaasoo ka tirsan kulamada 6-aad Sii akhriso
U.N. expert urges Ethiopia to stop shutting down internet  Washington Post Ethiopia: Beyond ethnic federalism  African Arguments U.N. expert urges Ethiopia to stop internet shutdowns, revise hate speech law  swissinfo.ch Beyond ethnic federalism  Ethiopia Insight Ethiopia Hate Speech Law Risks Stoking Ethnic Tensions, UN Says  BloombergQuint View full coverage on Google NewsSii akhriso
(Madrid) 09 Dis 2019.  Waxaa la shaaciyey garsooraha seeriga u qaban doona kulanka El Clasico ee dhexmari doona kooxaha Barcelona iyo Real Madrid, kaasoo dabayaaqada bishaan ka dhici doona garoonka Camp Nou. Garsoore Alejandro Hernandez Hernandez ayaa noqonaya midka dhex-dhexaadin doona kulanka El Clasico ee la ciyaari doono 18-ka bishaan aynu ku jirno ee December. […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Kulan u dhexeeya midawga Yurub iyo dowladda federaalka Soomaaliya oo looga hadlay ajandayaal muhiim ah ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Shirka ayaa looga hadlay kobcinta dhaqaalaha, xaqiijinta guulaha laga gaaray deyn cafinta iyo maal gelinta dib-u-habeynta amniga, si guul looga gaaro qorshaha dib-u-habeynta amniga, ciidamada qarankuna ay Sii akhriso