(Yurub) 11 Dis 2019. Waxaa caawa la ciyaaray kulamda lixaad ee heerka group-yada tartanka xiisaha badan ee Champions League, iyadoo kooxihii caawa ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen, Barcelona, Inter Milan, Chelsea, Napoli iyo Liverpool. Kooxda reer London ee Chelsea ayaa caawa guul mihiim ah ka gaartay dhigeeda Lille, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-0, waxayna goolasha kaga Sii akhriso
(Germany) 10 Dis 2019. Liverpool ayaa guul kaga soo xiratay kulamada wareega group-yada Champions League, kaddib markii ay kooxda Salzburg oo ay booqatay kaga soo adkaatay 0-2, waxayna  kaalinta koowaad kaga soo baxday GROUP E ee tartankan. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu maray barbaro 0-0 ah. Qeybta labaad marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac […]Sii akhriso
(London) 10 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea Iyo Lille kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Chelsea Iyo Lille: Chelsea XI: Lille XI: Victor Osimhen, Jonathan Bamba, Jonathan Ikone, Renato Sanches, Boubakary Soumare, […]Sii akhriso
(Madrid) 10 Dis 2019. Macalinka kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka soo muuqday shir Jaraa’id kahor kulanka habeen dambe ay kooxda Club Brugge ku wada ciyaari doonaan tartanka Champions League. Zidane ayaa ka hadlay waxyaabo badan oo quseeya kulanka habeen dambe iyo tartamada kale soo socda oo ay wajihi doonto kooxda Real Madrid, […]Sii akhriso