(Yurub) 12 Dis 2019. Waxaa caawa la ciyaaray kulamda lixaad ee heerka group-yada tartanka xiisaha badan ee Champions League, iyadoo kooxihii caawa ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen, Real Madrid, Paris Saint-Germain, Tottenham Hotspur, Bayern Munich iyo Juventus. Kooxda FC Bayern München ayaa guul weyn ka gaartay naadiga reer England ee Tottenham Hotspur, waxayna kaga Sii akhriso
(Manchester) 11 Dis 2019. Manchester City ayaa guul ay ka gaartay Dinamo Zagreb ku soo xiratay heerka group-yada tartanka tartanka Champions League, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-4, ciyaar ka tirsaneyd kulamadii Lixaad heerka group-yada ee tartanka Champions League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray barbaro 1-1 ah. Daqiiqadii kooxda Dinamo Zagreb ayaa Sii akhriso
(Germany) 11 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Bayer Leverkusen Iyo Juventus kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Bayer Leverkusen Iyo Juventus: Bayer Leverkusen XI: Juventus XI: Gianluigi Buffon, Juan Cuadrado, Merih Demiral, Daniele Sii akhriso
(Belgium) 11 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Club Brugge Iyo Real Madrid kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Club Brugge Iyo Real Madrid: Club Brugge XI: Simon Mignolet, Federico Ricca, Simon Deli, Brandon […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane, Xasan Cabdulqaadir Maxamed, ayaa xarigga ka jaray dhismaha Xafiiska Bar-xuduudeedka Doolow ee Gobolka Gedo oo ay ku shaqeyn doonto Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda. Dhismaha xafiiskan cusub ee laga howlgaliyay Bar-Xudeedka Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, ayaa  ah mid  la jaanqaadi Sii akhriso
Jiddah.(SONNA):- Wafdi ka socda Wasaaradda Warfaafinta oo uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda oo ka degay garoonka Diyaaradaha magaalada Jiddah ee Boqortooyada Suduudiga ayaa halkaasi uga qeyb geli doona shirka Isutagga Wakaaladda Wararka Wadamada Islaamka. Shirka oo dhawaan ka furmaya magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa waxaa looga hadlayaa Sii akhriso
Aswan.(SONNA):- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo magaalada Aswan u jooga ka qayb galka madasha Aswan ayaa kulan doceed la qaatay wasiirka arrimaha dibadda dowladda Canada,  François-Philippe Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka iyo François-Philippe, ayaa looga hadlay xoojinta xariirka labada dowladood ee Soomaaliya Sii akhriso
(Croatia) 11 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Dinamo Zagreb Iyo Manchester City kulanka goor dhow soo gali doona ee tartanka Champions League. Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha Dinamo Zagreb Iyo Manchester City: Dinamo Zagreb XI: Dominik Livakovic, Petar Stojanovic, Arijan Ademi, Emir […]Sii akhriso
(London) 11 Dis 2019. Weeraryahanka Chelsea ee Tammy Abraham ayaa wuxuu xaqiijiyay in kooxdiisa ay diyaar u tahay inay la ciyaarto kooxaha adduunka ugu fiican. Si gaar ah Tammy Abraham ayaa wuxuu tilmaamay sida uu u doonayo inuu kula ciyaaro kooxda Barcelona garoonkooda Camp Nou. Blues ayaa u gudubtay wareega 16-ka ee tartanka Champions League, kaddib […]Sii akhriso