(Liverpool) 12 Dis 2019. Daafaca garabka bidix kooxda Liverpool ee Andrew Robertson ayaa sheegay inuu kalsooni buuxda ku qabo naadigiisa Reds oo difaacaneysa koobka Champions League. Dhinaca kale Andrew Robertson ayaa wuxuu carabka ku adkeeyay inaysan jirin koox ka mid ah kooxaha u soo baxay wareega xiga ee 16-ka ee dooneysa inay ku beeganto Liverpool isku […]Sii akhriso
(England) 12 Dis 2019. Jilaaga caanka ah reer Mareykanka ee Matthew McConaughey ayaa si maldahan u sheegay kooxda ugu taageerayaasha badan gudaha dalka USA. Matthew McConaughey ayaa iska indho tiray labada kooxood ee Manchester United iyo Liverpool, kuwaasoo taariikh aad u dheer iyo taageerayaal fara badan ku dhax leh adduunka oo dhan, wuxuuna si maldahan u […]Sii akhriso
Gaalkacyo-(SONNA)-  Mas’uuliyiin ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Waxgaradka gobolka Mudug oo ku hawlan daminta xiisado colaadeed oo kasoo cusboonaaday Miyiga gobolka Mudug ayaa sheegay in ay  ku guuleysteen in ay kala dhexgalaan maleeshiyo beeleedka. Taliyaha Ciidamada Dhulka  S/guuto C/xamiid Maxamed (Dirir) iyo Saraakiisha la socota ayaa kulamo looga Sii akhriso
Zambia.(S0NNA):- Madaweynaha dalka Zambia ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Soomaaliya ee dalkaas, Marwa Xaawo Xasan Maxamed. Safiiradda ayaa ugu horreyn dhambaal iyo Salaam ay ka sidday Madaxweynaha Soomaaliya gaarsiisay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Zambia. Sidoo kale wax ay xusuusisay Madaxweynaha dalkaas Safiirka xiriirka taariikhiga ah ee labada dal, iyadoo Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Agaasimaha Madaxtooyadda Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) oo Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya  Danjire Xamuud Samraan Al-xuweydi ayaa ka guddoomay dhambaal ku wajahan Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kaas oo uu soo diray Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abuu Alqeyd. Danjire Xamuud ayaa Sii akhriso