Muqdisho (SONNA) – Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay xidigaha Xulka Qaranka Dalkeena oo guul taariikhi ah ka soo hooyay tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika oo ay 1-0 kaga adkaadeen Xulka Dalka Burundi. Wasiir Khadiija oo waryeysi gaar ah siisay Radio Muqdisho ayaa ugu […]Sii akhriso
Organization: GOAL Country: Ethiopia Closing date: 01 Jan 2020 Job Title: Grants Manager Location: Addis Ababa, with regular travel to field sites Reporting to: Assistant Country Director – Programmes Line manages: Grants team, PSOs GOAL is seeking an experienced and highly qualified Grants Manager to lead the grant management function. You will be expected to […]Sii akhriso
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta dalka ka dhoofay ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa oo ay kamid yihiin guddoomiyaha Gobolka Banaadir, wasiirka arrimaha dastuurka iyo mas’uuliyiin kale ayaa Dooxa uga qayb gelaya madasha Dooxa. Sii akhriso
Afgooye (SONNA) – Wasiirka Gargaarka iyo Mareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay saameeynta fatahaadda uu webiga Shabeelle ku yeeshay dadka degan Degmada Afgooye iyo degmooyin kale oo ka tirsan Gobolka. Wasiirka Gargaarka Koofur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in xaalado adag oo xagga nolosha ah Sii akhriso