Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wada tashi ah la qaatay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in howl gelinta Guddigan iyo shaqooyinka ay qabteen muddadii koobneyd ee ay magacaabnaayeen ay muujinayso sida ay uga Sii akhriso
(Madrid) 14 Dis 2019. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka horyaalka La Liga ay habeen dambe kula ciyaari doonaan naadiga Valencia. Real Madrid ayaa isku diyaarineysa kulanka ay habeen dambe ku booqan doonaan kooxda Valencia garoonka Mestalla, kaasoo ka tirsan kulamada 17-aad ee horyaalka La Liga […]Sii akhriso
(London) 14 Dis 2019. Kooxda Bournemouth ayaa guul kaga soo heshay dhigeeda Chelsea oo ay ku booqatay garoonka Stamford Bridge, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-1, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 17-aad ee horyaalka Premier League ee dalka England. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa waxay ku soo dhamaatay barbaro 0-0 ah. Qeybta labaad marka dib leysugu […]Sii akhriso
(Madrid) 14 Dis 2019. Macalinka kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa wuxuu shaaca ka qaaday go’aankiisa kaga aadan xiddiga reer Brazil ee Casemiro kulanka soo aadan ee  Valencia. Real Madrid ayaa isku diyaarineysa kulanka ay habeen dambe ku booqan doonto kooxda Valencia garoonka Mestalla, kaasoo ka tirsan kulamada 17-aad ee horyaalka La Liga dalka Spain. […]Sii akhriso