(Barcelona) 15 Dis 2019. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa u muuqda inuusan ku qanacsaneyn natiijada ay kooxdiisa ka heshay naadiga Real Sociedad. Laakiin macalinka reer Spain ayaa sheegay in qaab ciyaareedka uu ka duwanaan doono kulanka El Clásico oo ay Arbacada soo socota kula ciyaari doonaan Real Madrid garoonkooda Camp Nou. Kooxaha Real Sociedad […]Sii akhriso
Dhuusamareeb.(SONNA):- Ciidamada Ammaanka Dhuusamareeb ayaa ku guulaystay inay Gacanta ku soo dhigaan Waxyaabaha Qarxa kuwaas oo ku diyaarsanaa meel lagu aqriyey. Taliska Booliiska Dhuusamareb ahana Taliyaha xasilinta caasimada Galmudug Gaashaanle Cabdullaahi Xasan Cali oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa u sheegay in ay howlgal qorsheysan ku qabteen qaraxyadani kadib Sii akhriso
Belet Weyne(SONNA)– With flood-waters receding around Belet Weyne, residents are trying to return to normal life – but it is no easy task. “Our situation is dire: our livelihoods have been destroyed, our children need support, our food supplies are meagre,” said a mother of nine, Maryan Mohamed Jimale. “Getting food is a problem. This […]Sii akhriso
(Manchester) 15 Dis 2019. Kooxaha Manchester United iyo Everton ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Old Trafford, kaddib markii ay ku kala baxeen barbaro 1-1 ah, kulan ka tirsanaa horyaalka Premier League ee dalka England. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 0-1 ay ku hoggaamineysay kooxda martida aheyd ee Everton. Daqiiqadii 36-aad kooxda Everton ayaa […]Sii akhriso