(Manchester) 17 Dis 2019. Goolhayaha Kooxda Barcelona ee Marc-André ter Stegen ayaa xilli ku dhawaaday inuu ku biiro kooxda Manchester City, balse waxaa jirta sabab layaab leh oo aan la rumeysan karin. Waxa uu ahaa Goolhayaha dooqa labaad ee kooxda Barcelona, waxaana uuna dalab ka helay kooxda Manchester City, wuuna iska diiday ugu dambayn. Haddaba […]Sii akhriso
(Barcelona) 17 Dis 2019. Tababare Ernesto Valverde ayaa shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee kaga qeyb geli doono kulanka habeen dambe El Clásico ee horyaalka La Liga dalka Spain ay kula ciyaari doonaan naadiga Real Madrid. Barcelona ayaa isku diyaarineysa kulanka ay habeen dambe ku soo dhaweyn doonto kooxda Real Madrid garoonka Camp Nou, kaasoo horey loo baajiyay […]Sii akhriso
Organization: European Management Solutions Country: Ethiopia Closing date: 31 Dec 2019 Type: full-time job Location: Ethiopia Overview We are looking, on behalf of our client, for a full-time Project Manager who is passionate about digital solutions, working in resource-poor contexts, and is enthusiastic about working with our partners in Ethiopia. You are Sii akhriso
(Spain) 17 Dis 2019. Indhaha taageerayaasha kubadda cagta ayaa ku sii jeeda kulanka El Clasico ay habeen dambe Arbacada wada ciyaari doonaan kooxaha Barcelona iyo Real Madrid. Real Madrid ayaa habeen dambe ku booqan doonto kooxda Barcelona garoonka Camp Nou si ay u wada ciyaaraan kulankii dib loo dhigay ee El Clásico, kaasoo ka tirsanaa kulamadii 10-aad […]Sii akhriso
Gudiga hagida shaqo abuurka deegaanka ayaa kulanku yeeshay xarunta madaxtooyada DDS, waxaana kulankaasi shir gudoominayay madaxwayne ku xigeenka DDS mudane Aadan faarax. Kulankan ay yeesheen gudiga shaqo abuurka deegaanka ayaa ah mid bishiiba halmar qabsooma waxaa diirada lagu saarayay waxqabadka bishii aan soo dhaafnay, iyada oo bishaasi aan soo dhaanfay gudeheela la Sii akhriso