(London) 22 Dis 2019. Chelsea ayaa guul ka soo heshay kooxda Tottenham Hotspur oo ay booqatay kulankii London Derby, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-2 kulankoodii 18-aad ee horyaalka Premier League dalka England. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 0-2 ay ku hoggaamineysay kooxda martida aheyd ee Chelsea. Daiiqadii 12-aad Chelsea ayaa hoggaanka […]Sii akhriso
Caluula.(SONNA):- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho ku tegay degmada Caluula ee Gobolka Gardafuu, halkaasi oo uu madaxweynuhu ka daah-furay gurmad la gaarsiiyay dadka ay roobabku saameeyeen ee Gobolka Gardafuu. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa si rasmi ah u Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Isbedelka cimilada Waxaa lagu tiriyaa mid kamid ah dhibaatooyinka waaweyn ee dunida ka jira qarnigaan, Soomaaliya oo kamid ah dalalka soo koraya ee u nugul qatartaan ayaana hadda ka shaqeeneysa ansixinta Siyadadda qaran ee Isbedelka Cimilada oo ay soo diyaariyeyn Agaasinka deegaanka iyo isbadalka cimilada ee xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Wafdigii uu hoggaaminayay wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa gaaray dalka Sucuudiga,halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen madaxda ugu sareysa dhinaca dalxiiska dalkaasi. Sida uu Wakaaladda (SONNA) u sheegay agaasimaha waaxda Dalxiiska wasaaradda Warfaafinta C/risaaq C/llaahi Sii akhriso