(Manchester) 23 Dis 2019. Kabtankii hore kooxda Manchester City ee Vincent Kompany ayaa muujiyay fikirkiisa ah in maamulka Sky Blues ay ku sii dhegenaadaan macalinkooda reer Catalonia ee Pep Guardiola, wax walba ay ku qaadato arrintaas. Wargeyska “Daily Mail” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday wareysi uu bixiyay Vincent Kompany waxaana hadaladiisa ka mid […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- 20 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Goof Gaduud oo qiyaasti 30 km ujirta magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay. Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidanka xoogga dalka ayaa waxa ay sidoo kale ku dhaawaceen 30 kale oo ka tirsan Al-Shabaab, kadib markii ay soo weerareen fariisimo ay ciidamada Xoogga Dalka ku […]Sii akhriso
(London) 23 Dis 2019. Kooxda Tottenham Hotspur ayaa xaqiijisay inay racfaan ka qaadaneyso kaarkii casaanka ahaa ee Son Heung-min uu qaatay kulankii ay guuldarada 0-2 kala kulmeen Chelsea Axadii. Iyadoo la raacaayo kaarkii guduudnaa ee baxay kaarkii Chelsea Son Heung-min ayaa gacanta loo galiyay saddex kulan oo ganaax ah, kaasoo ka bilaabanaya kulanka Brighton ee kulamada Sii akhriso
Organization: Results for Development Institute Country: Ethiopia Closing date: 20 Jan 2020 About the organization: Founded in 2008, Result for Development (R4D) has grown rapidly during its first decade, with a diverse set of programs in global health, education, and nutrition and funders that include bilateral donors, multi-lateral development institutions, and private Sii akhriso