(Paris) 24 Dis 2019. Waxaa shaaca laga qaaday Laacibka ku guuleystay abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa France 2019, iyadoo abaal-marintan si xoogan ay ugu tartameen magacyada xiddigo waaweyn. Xiddiga kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa ku guuleystay abaal-marinta Laacibka ugu fiican France 2019, iyadoo ay abaal-marintan bixisay majalada caanka ah ee France Sii akhriso
Organization: International Organization for Migration Country: Ethiopia Closing date: 07 Jan 2020 Position Tittle: International Consultant – Roving sub-national Support and Shelter Technical Consultant Vacancy Code: CFA/0135/2019 Duty Station: Addis Ababa, Ethiopia with 75% to Field visit Classification: Consultant Type of Appointment: Consultant, three Months with Sii akhriso
(Madrid) 24 Dis 2019. Real Madrid ayaa ku dhibtooneysa heerka gooldhalinta dhawaanahan, taasoo ka dhigtay hadal heynta ku saabsan saameynta ay kooxda ku yeelatay la’aanta Cristiano Ronaldo iyo goolashiisa cajiibka ahaa ay kulamada qaar ku soo laaban jirtay kooxda. Laakin macalinka reer France iyo kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa sheegay in Los Blancos […]Sii akhriso
(London) 24 Dis 2019. War goordhow soo baxay ayaa sheegaya in Tottenham ay ku guuldarreysatay racfaankoodii ay ka qaateen casaankii uu qaatay Son Heung-min kulankii ay ka horjeedeen Chelsea. Xiddiga xulka qaranka South Korean ayaa la tusay kaarka cas kaddib markii dib loo daawaday muuqaal caawiyaha garsoorka ee VAR, taasoo muujineysay inuu lugihiisa kor u […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)_ Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col.  Maxamed Aadan Jimcaale {Koofi} ayaa tababar socon doona muddo seddex maalmood ah oo ku  saabsan Keydinta Dadka Socotada ah iyo  sida loo diyaariyo warbixintooda uga furay magaalada Muqdisho saraakiil ka kala socotay Xuduudaha dhulka iyo garoomada diyaaradaha dalka . Agaasimaha Guud ee Hey’adda Sii akhriso