(Barcelona) 25 Dis 2019. Tababaraha Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa qiray in kooxdiisa aysan si fiican kaga bilaaban xilli ciyaareedkan horyaalka La Liga ee dalka Spain, laakiin wuxuu dhinaca kale tooshka ku ifiyay in Barca ay hoggaamineyso horyaalka. Ernesto Valverde ayaa wareysi uu bixiyay wuxuu kaga hadlay waxyaabo quseeya kooxdiisa Barcelona wuxuuna yiri: “Waxaan Sii akhriso
(Manchester) 25 Dis 2019. Macalinka kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa xiiseenaya inuu xoojiyo weerarka Red Devils marka uu furmo suuqa bisha Janaayo, si loo wanaajiyo awooda ay kooxda ku go’aamin karto fursadaha ay abuurto. Red Devils ayaa xilli ciyaareedkan ku dhibtooneysa inaysan heysanin ciyaartooy ku takhasustay gudaha xerada ganaaxa, kaddib markii Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo jooga Dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulamo la yeeshey madaxda dalkaasi oo ay ka wada hadleen sidii looga wada shaqeyn lahaa arrimaha Xajka iyo Xujeyda. Mudane Sheekh Nuur Maxamed Xasan Wasiirka Owqaafta iyo Arrimah Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Sii akhriso
(London) 25 Dis 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Frank Lampard ayaa ka hadlay khaladkii uu sameeyay Jose Mourinho sanado ka hor, kaddib markii uu u ogolaaday xiddigaha Maxamed Saalax iyo Kevin De Bruyne inay ka tagaan garoonka Stamford Bridge. Jose Mourinho oo ah tababaraha haatan ee kooxda Tottenham, ayaa kala soo shaqeeyay labadan xiddig […]Sii akhriso
Ethiopia’s Abiy Meets Eritrean Leader For First Time Since Winning Nobel  VOA News Eritrea’s president in Ethiopia to strengthen ties  Anadolu Agency Enigmatic Ethiopia: Africa’s (still) hidden jewel in the crown?  Daily Maverick Why are mosques being targeted in Ethiopia?  TRT World Ethiopia’s Abiy meets Eritrean leader for first time since winning Sii akhriso
Eritrea’s president in Ethiopia to strengthen ties  Anadolu Agency Ethiopia’s Abiy Meets Eritrean Leader For First Time Since Winning Nobel  VOA News Ethiopia’s Abiy meets Eritrean leader for first time since winning Nobel  Malay Mail Ethiopia’s Abiy Hosts Eritrean Leader For First Time Since Winning Nobel Prize  Channels Television View full coverage on Google NewsSii akhriso
(England) 25 Dis 2019. Liverpool ayaa ilaa iyo haatan ku hogaamineysa miiska kala sarreynta horyaalka Premier League 49 dhibcood, waxayna 10 dhibcood nadiif ah ka sarreysaa Kooxda kaalinta labaad fadhida ee Leicester City, halka 11 dhibcood ay ka sarreyso Manchester City oo kaalinta saddexaad ku jirta. Sidaasoo ay tahay, macalinka reer Germany ee Jürgen Klopp iyo […]Sii akhriso