(England) 27 Dis 2019. Liverpool ayaa guul ay u qalantay ka soo gaartay kooxda Leicester City oo ay ku booqatay garoonka King Power, kaddib markii ay kaga adkaatay 0-4, ciyaar ka tirsaneyd kulamada Boxing Day-ga ee horyaalka Premier league. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 0-1 ay ku hoggaamineysay kooxda martida aheyd ee Liverpool. […]Sii akhriso
(Manchester ) 26 Dis 2019. Manchester United ayaa guul weyn ay u qalantay ka gaartay kooxda Newcastle United oo marti ugu aheyd garoonka Old Trafford, kaddib markii ay kaga adkaatay 4-1, ciyaar ka tirsaneyd kulamada Boxing Day-ga ee horyaalka Premier league. Qeybta hore ee dheesha ayaa lagu kala maray 3-1 ay ku hoggaamineysay kooxda Manchester United. […]Sii akhriso
(London) 26 Dis 2019. Macalinka reer Spain iyo kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa amaanay xiddigaha kooxdiisa kaddib barbarihii ay la galeen kooxda Bournemouth. Kooxda Bournemouth ayaa taako u dhigtay naadiga Arsenal oo marti ugu aheyd Vitality Stadium, kaddib markii ay ku kala baxeen barbaro 1-1 ah ciyaar ka tirsaneyd kulamada Boxing Day-ga ee horyaalka Premier […]Sii akhriso
(England) 26 Dis 2019. Kooxda Bournemouth ayaa taako u dhigtay naadiga Arsenal oo marti ugu aheyd Vitality Stadium, kaddib markii ay ku kala baxeen barbaro 1-1 ah, ciyaar ka tirsaneyd kulamada Boxing Day-ga ee horyaalka Premier league. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Bournemouth. Daqiiqadii […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Golaha wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen siyaasadda dalxiiska dalka oo ay xukuumadda usoo gudbisay wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska. Ansixinta siyaasadda kadib, ayaa Shirka golaha oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre waxaa sidoo kale looga hadlay horumarka laga sameeyay sugidda Sii akhriso