(Spain) 27 Dis 2019. Horyaalka Laliga waa mid ka mid ah horyaaladda ugu wanaagsan kubadda cagta  waxaana kasoo ciyaaray taarikhda marka loo fiiriyo xidigaha ugu fiicnaa caalamka sida Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo waxaase jira xiddigo ku fashilmay horyaaalkan. Xiddigahaasi waxaa ka mid ah halyeeygii reer Brazil ee Kaka, Zlatan Ibrahimovic, Cesca Fabregas iyo magacyo Sii akhriso
(Barcelona) 27 Dis 2019. Xiddiga khadka dhexe xulka qaranka Croatia iyo kooxda Barcelona ee Ivan Rakitić ayaa ka hadlay xilliga uu ka fariisanayo ciyaaraha caalamiga ah iyo wararka xanta ah ee ku saabsan inuu ka tagayo Spain. Hadaladan ka soo yeeray Ivan Rakitić ayaa wuxuu yimid kaddib wareysi uu ku bixiyay shabakada “Sportske novosti” ee dalka […]Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Munaasabadan waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin katirsan dowladda gaar ahaan Wasaaradda waxbarashada ,hiddaha iyo tacliinta sare,wasiiro,xildhibaano bahda waxbarashada, waalidiinta ardayda, mas’uuliyiinta Jaamacadda Jamhuuriya iyo marti sharaf kala duwan. Dhamaan mas’uuliyiintii ka oscotay dowladda Soomaaliya ayaa bogaadiyay horumarka dhanka waxbarashada Sii akhriso
(Turin) 26 Dis 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa ka warbixiyay koobkii ugu muhiimsanaa uu ku guuleystay xirfadiisa ciyaareed ee kubadda cagta, wuxuuna hadalkiisan yimid kaddib wareysi uu ku bixiyay telefishanka DAZN. Cristiano Ronaldo ayaa shaaca kaga qaaday wareysigan in ku guuleysigii tartanka Euro 2016 ee afar sano kahor uu la Sii akhriso