Muqdisho(SONNA) Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal sheekh Cabdiraxmaan ayaa caawa isbitaalada ku booqday dhaawacyada dadkii dhibaatadu ka soo gaartay qaraxii maanta ka dhacay Ex control Afgooye Mudane Maxamed Mursal sheekh Cabdiraxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ay la socdeen xubno katirsan xildhibaannada golaha shacabka iyo wasiirro ayaa mid mid u booqday Sii akhriso