Wounded Victims of Somali Truck Bomb Attack Airlifted to Turkey  VOA News ‘The Somali government’s attention is not focused on defeating al Shabaab’  FRANCE 24 Turkey offers treatment for 15 survivors of Somali blast  Euronews Truck bomb rips through Somali capital  Arkansas Online Rush-hour bomb kills dozens in Somali capital  BBC News View full coverage on Google NewsSii akhriso
(Dubai) 29 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey laacibka ku guuleystay abaal-marinta xiddiga ugu wanaagsan sanadka ee Best Player of the Year Globe Soccer Award 2019 iyo weliba da’yarka sanadka ee Globe Soccer. Munaasabadda lagu bixinayey abaal-marintannada Globe Soccer Awards ayaa lagu qabtay caawa Magaalada Dubai, iyadoo Cristiano Ronaldo uu ku guuleystay abaal-marinta xiddiga Sii akhriso
(Dubia) 29 Dis 2019. Waxaa la shaaciyey Tababaraha ku guuleystay abaal-marinta macallinka ugu wanaagsan sanadka ee Best Coach of the Year Globe Soccer Award. Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ku guuleystay macallinka ugu fiican sanadka ee Best Coach of the Year Globe Soccer Award for 2019, kaddib shaqadiisii fiicnayd ee uu qabtay sanadkaan […]Sii akhriso
(Liverpool) 29 Dis 2019. Liverpool ayaa si dirqi ah saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Wolverhampton oo marti ugu aheyd garoonka Anfield, kaddib markii ay kaga adkaatay 1-0, ciyaar ka tirsaneyd kulamada Boxing Day-ga ee horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda Liverpool. Daqiiqadii kooxda Liverpool ayaa Sii akhriso
(Paris) 29 Dis 2019. Dhowr maamood ayaa inooga harsan inaan macsalaameyno sanadka 2019, haddaba wargeyska “France Football” oo sanad walba bixiya abaal-marinta Ballon d’Or ayaa wuxuu soo bandhigay maanta oo Axad ah shaxda xiddigihii ugu fiicnaa 10-kii sano ee la soo dhaafay. Waxaa xusid mudan in 10-kii sano ee la soo dhaafay ay ka buuxeen dhacdooyin […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka taleefanka waxaa kula soo xiriiray Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan. Madaxweyne Ordogan ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay qaraxii argagixisanimada ahaa ee Ex-Kaantarool, waxa uuna tilmaamay in Sii akhriso