(Manchester) 30 Dis 2019. Waxaa shaaca laga qaaday xiddigaha u sharaxan abaal-marinta ciyaaryahanka ugu fiican kooxda Manchester United ee bisha December. Fred, Mason Greenwood iyo Marcus Rashford ayaa loo magacaabay saddexda xiddig ee u sharaxan abaal-marinta billaha ah ee kooxda Manchester United. Man Utd ayaa rikoor guulo ah ka sameysay horyaalka Premier League, waxayna Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Ururka Dhalinyarada Nabadda Cagaaran ee Soomaaliyeed ayaa bilaabay geedo beeris ay ku sameynayaan goobaha muhiimka ah,iyagoo Dhir fara badan ku talaallay xarunta dhalinyarada gobolka Banaadir. Dhalinyaradan ayaa waxa ay wacyi-gelin ku saabsan ka hor tagida jarista dhirta iyo horumarinta deegaanka ay ka wadaan magaalada Muqdisho waxeyna Dhir kala duwan ay Sii akhriso
Dhuusamareeb.(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo magaalada Dhuusamareeb waxa uu kulamo wadatashi ah la qaadanayaa qaybaha kala duwan ee bulshada reer Galmudug. Mudane Xasan Cali Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre iyo xubna ka tirsan guddiga gurmadka qaran ee dhawaan loo magacaabay isku dubba ridka howlaga gurmadka, ayaa maanta garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cabulle kusoo dhaweeyay diyaarad dowladda Qatar, ay u soo dirtay qaadidda qaar kamid ah dhaawacyadii ku wax yeelloobay weerarkii argagaxiso ee Sii akhriso
(Barcelona) 30 Dis 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xaqiijiyey mudada uu garoomada ka maqnaan doono Arthur, iyadoo sidoo kale ay shaacisay dhaawaca goolhayeheeda Ter Stegen. Barcelona ayaa warbixin ka soo saartay dhaawaca Arthur iyadoo xaqiijiyey inuu saddex todobaad garoomada ka maqnaan doono, waxaana sidoo kale kooxda reer Spain ay sheegtay in goolhayeheeda Ter Sii akhriso
(Yurub) 30 Dis 2019. Virgil van Dijk  waxaa loo arkaa difaaca ugu wanaagsan kubadda cagta caalamka, waxa uuna ku dhawaaday inuu ku guuleysto abaal-marinta xiddiga ugu wanaagsan adduunka, hase yeeshee waxa markaan daaha laga qaaday sheeko naxdin leh. Virgil van Dijk waxaa soo martay xilli uu ku dhaaday inuu dhinto waxaa la seexiyay sariirta isbitaalka, […]Sii akhriso