(Manchester) 01 Jan 2020. Manchester City ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Everton oo marti ugu aheyd garoonka Etihad, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 21-aad ee horyaalka Premier League dalka England. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray bar-bardhac 0-0 ah. Qeybta labaad marka dib leysugu soo laabtay labada […]Sii akhriso
(Manchester) 01 Jan 2020. Xiddiga qadka dhexe kooxda Manchester United ee Nemanja Matić ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa garoonka Old Trafford. Qandaraaska Nemanja Matić ee kooxda Red Devils ayaa wuxuu dhacayaa xagaaga soo aadan, laakiin wuxuu cadeeyay inuu raadsan karo koox kale hadii uusan heshiis la gaarin United-ka. Nemanja Matic ayaa xilli ciyaareedkan si weyn ugu Sii akhriso