Somali mourners march against extremist blast that killed 79  Washington Post Somali nationals protest against terror group  Anadolu Agency New Year brings hope, grief to Somali family devastated by bomb blast  Reuters Somalis protest against al-Shabaab terror group as anger prompts rare apology for bombing that killed 90  The Telegraph View full coverage on Google NewsSii akhriso
(Brazil) 03 Jan 2020. Liverpool ayaa wali dhinaceeda dhulka la dhigi la’ayahay waxayna markan guul 2-0 ah kaga gaartay kooxda Sheffield United oo marti ugu aheyd garoonka Anfield, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 21-aad ee horyaalka Premier League dalka England. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa ee […]Sii akhriso
(Brazil) 02 Jan 2020. Waxaa shaaca laga qaaday xiddiga ku guuleystay abaal-marinta Samba d’Or Award 2019 ee ah xiddiga reer Brazil ugu fiicnaa ee ka ciyaara qaarada Yurub. Goolhayaha kooxda Liverpool ee Alisson Becker ayaa loo magacaabay abaal-marinta Samba d’Or Award 2019, ee ah xiddiga reer Brazil ugu fiicnaa ee ka ciyaara qaarada Yurub. Wuxuu noqday […]Sii akhriso
(Manchester) 02 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in bishan Janaayo ay lasoo wareegi doonto laba kamid ah xidigaha ugu halista badan horyaalada Premier League iyo Serie A. Kuabad qaabeeyaha Lazio iyo kabtanka Aston villa ayaa noqday laba shaqsi oo ay diiwanka ku darsaden Maamulka Red Devels kaddib markii ay […]Sii akhriso
(Milan) 02 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta ee AC Milan ayaa si rasmi ah u xaqiijisay lambarka uu u xiran doono Zlatan Ibrahimovic, waana lambarka 21-aad ee maaliyada Rossoneri. Zlatan Ibrahimovic ayaa soo gaaray maanta Magaalada Milan ka hor inta uusan markiisii labaad dhammaystirin ku biiristiisa kooxda Rossoneri. Ibrahimovic ayaa ogolaaday heshiis lix bilood ah oo […]Sii akhriso
Somali mourners march against extremist blast that killed 79  The Associated Press Somali nationals protest against terror group  Anadolu Agency New Year brings hope, grief to Somali family devastated by bomb blast  Reuters Somalis protest against al-Shabaab terror group as anger prompts rare apology for bombing that killed 90  The Telegraph Hundreds of Somali nationals Sii akhriso
(Manchester) 02 Jan 2020. Weeraryahankii hore xulka qaranka Holland iyo kooxaha Arseanal iyo Manchester United ee Robin van Persie ayaa ku dhaleeceeyay tababare Ole Gunnar Solskjær dabeecadiisa, kaddib guuldarradii xalay Red Devils ka soo gaartay Gunners. Manchester United ayaa sanadka cusub ee 2020 kaga bilaabatay horyaalka Premier League guuldarro 2-0 ah ay kala kulantay Sii akhriso