(Barcelona) 03 Jan 2020. Tababare Ernesto Valverde ayaa shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee kaga qeyb geli doono kulanka habeen dambe ee horyaalka La Liga dalka Spain ay kula ciyaari doonaan naadiga Espanyol. Barcelona ayaa isku diyaarineysa kulanka Catalonia derby ay habeen dambe ku booqan doonto kooxda Espanyol garoonka RCDE, kaasoo ka tirsan kulamada 19-aad ee xilli Sii akhriso
(Madrid) 03 Jan 2020. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka horyaalka La Liga ay barri booqan doonaan naadiga Getafe. Real Madrid ayaa isku diyaarineysa kulanka ay barri ku booqan doonaan kooxda Getafe garoonka Coliseum Alfonso Perez, kaasoo ka tirsan kulamada 19-aad ee horyaalka La Liga dalka […]Sii akhriso
(England) 03 Jan 2020. Waxaa shaaca laga qaaday liiska tababarayaasha u sharaxan abaal-marinta macalinkii ugu fiican horyaalka Premier League bishii lasoo dhaafay ee December. Nigel Pearson ayaa ka mid noqday saddexda tababare u sharaxan abaal-marinta macalinka bishii December ee Premier League, waxaana ku wehliya Jurgen Klopp iyo Ole Gunnar Solskjaer. Pearson ayaa ku Sii akhriso
(England) 03 Jan 2020. Waxaa shaaca laga qaaday liiska xiddigaha u sharaxan abaal-marinta ciyaaryahankii ugu fiican horyaalka Premier League ee bishii December. Alexander-Arnorld iyo De Bruyne ayaa hogaaminaya siddeeda ciyaaryahan ee ku tartamaya abaal-marintan. Haddaba halkan hoose ka eeg xiddigaha musharaxiinta ah iyo wax qabadkooda: Alexander-Arnorld (Liverpool): Sii akhriso