(Catalonia) 05 Jan 2020. Kooxaha Espanyol iyo Barcelona ayaa bar-bardhac ku kala baxay kulankii adkaa ee Catalan Derby ay ku ciyaareen garoonka RCDE, kaddib markii ay ku kala baxeen 2-2, kulankoodii 19-aad ee horyaalka La Liga dalka Spain, waxayna Barca markale dib ugu soo laabteen hoggaaminta horyaalka. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 1-0 […]Sii akhriso
(Yurub) 04 Jan 2020. Waxa jiray xiddig uu aad u jeclaa Cristiano Ronado isla markaana uu ku tilmaamay inuu isaga kasii wanagsanaan karo waqtigii uu joogay kooxda Mancester United waxana ay buunbuuniyeen  wax walba uu yahay lacibkaas da’ada yar haddaba kumuu ahaa xiddigaas? Miyuu ahaa Lionel Messi, Neymar Jr, Kylian Mbappé, Paul Pogba ama Xiddig kale? […]Sii akhriso
(England) 04 Jan 2020. Waxaa caawa la ciyaaray kullamo ka tirsan wareega saddexaad ee tartanka FA Cup-ka, iyadoo kooxihii ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen, Manchester United, Manchester Cty iyo Leicester City. Kooxda Manchester Cty ayaa guul muhiim ah ka gaartay naadiga Port Vale, waxayna kaga adkaatay 4-1, Oleksandr Zinchenko, Sergio Aguero, Phil Foden iyo Taylor Sii akhriso
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa hadiyad guddoomsiiyey Xildhibaan ka tirsan Golaha deegaanka Katrineholm ee dalka Sweden Xildhibaan Maryan Yaasiin Maaxi. Xildhibaan Maryan Yaasiin Maaxi oo dhawaan dalka soo gaartay ayaa guddoomiyaha Golaha Shacabka waxa uu ku qaabilay xafiiskiisa, kaasi oo ay Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeer howleed ku tegay degmooyinka Kaaraan iyo C/casiis, gaar ahaan dhulka xeebta, halkaasi oo uu ugu kuurgelayay xaaladda ka jirta. Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo ku soo waregay dhul xeebeedka Degmooyinka Cabdicasiis iyo Sii akhriso