(Yurub) 05 Jan 2020. Halyeeyga reer Talyaani ee Fabio Capello ayaa wareysi uu ku bixiyay wargeyska “Daily Mail” ee dalka England wuxuu kaga hadlay dhinacyo badan ee ku saabsan kubadda cagta. Fabio Capello ayaa wuxuu si gaar ah kaga hadlay xaallada ay xilli ciyaareedkan ku sugan tahay kooxda Manchester City uu hoggaaminayo macalinta reer Spain ee […]Sii akhriso
(England) 05 Jan 2020. Waxaa Galabta la ciyaaray kulamo ka tirsan wareega saddexaad ee tartanka FA Cup-ka, iyadoo kooxihii ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen, Chelsea iyoTottenham Hotspur. Chesea ayaa guul muhiim ah ka gaartay naadiga Nottingham Forest, waxayna kaga adkaatay 2-0, Callum Hudson-Odoi iyo Ross Barkley ayaa u kala dhaliyay goolasha Kooxda ka dhisan Galbeedka Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Mareykanka  Donald Trump ayaa Iran ugu goodiyay inay weerari doonaan 52 goobood haddii Iran soo hujuunto Mareykanka ka dib dhimashadii Janaraal Qassem Soleimani oo ah taliyaha guutada Qudus iyo hoggaamiye Maleeshiye Ciraaqi ah. Trump oo aysan ka muuqan wax dadaalo ah oo lagu qaboojinayo xiisadda gobolka ayaa Twitterka ku soo qorey hadalkan, Sii akhriso