(Masar) 06 Jan 2020.Tababarihii hore kooxda kubadda cagta Arsenal ee Arsène Wenger ayaa ka hadlay dhowr arrimood muhiim ah, kahor xaflada barri Talaadada ah ee Xiriirka Kubadda Cagta Afrika, taasoo ka dhici doonta magaalada Hurghada ee dalka Masar. Arsène Wenger ayaa sheegay kaddib wareysi uu bixiyay in ciyaartooyda Masar ay heystaan hibo, balse kubadda cagta […]Sii akhriso
(Turin) 06 Jan 2020. Juventus ayaa guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Cagliari garoonkeeda Allianz, kaddib markii ay kaga adkaatay 4-0, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 18-aad horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray bar-bardhac 0-0 ah ay isku dhaafiwaayeen labada kooxood. Qeybta labaad marka dib leysugu soo laabtay […]Sii akhriso