(Manchester) 08 Jan 2020. Man City ayaa guul muhiim ah ka soo heshay kooxda Man Utd oo ay ku booqatay garoonka Old Trafford kulanka lugta hore wareega afar dhamaadka ee tartanka Carabao Cup, waxayna kaga soo adkaatay 1-3. Qeybta hore ciyarta ayaa lagu kala maray 0-3 ay ku hoggaamineeysay kooxda martida aheyd ee Manchester City. Daqiiqadii […]Sii akhriso
(Masar) 07 Jan 2020. Magaalo xeebeedka Hurghada ee Waddanka Masar ayaa caawa lagu guddoonsiiyey xiddiga reer Senegal iyo kooxda Liverpool ee Sadio Mané abaal-marinta laacibka ugu fiican Afrika 2019. Sadio Mané ayaa wuxuu abaal-marinta laacibka ugu fiican Afrika 2019 ee uu caawa ku guuleystay ku garaacay xiddigaha kala ah saaxiibkiis ay isku kooxda yihiin ee Maxamed […]Sii akhriso
(Chile) 07 Jan 2020. Kaddib markii la burburiyey Taalladii Zlatan Ibrahimovic ee ka taagnayd Magaalada Malmo ee dalka Sweden, Alexis Sanchez ayaa noqday ciyaaryahankii labaad ee Taalladiisa la bartilmaameedsado. Shilka Taallada Sanchez lagu waxyeelleeyey ayaa ka dhacday halka la yiraahdo Tocopilla ee Waddanka Chile, waxaana muuqanaysa in Taallada weeraryahankan wajiga laga Sii akhriso
(Machester) 07 Jan 2020. Macalin Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Machester United ee kaga qeyb geli doono kulanka caawa ee Manchester derby. Ole Gunnar Solskjaer iyo wiilashiisa kooxda Machester United ayaa waxay isku diyaarinayaan kulanka la wada sugayo Manchester derby oo ay caawa ku balansan yihiin Man City inay ku wada ciyaaraan […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale iyo Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed oo ka tirsan Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa xoolo lagu dhiiri galinayo ciidanka qalabka sida iyo kuwa AMISOM waxa ay ka guddoomeen bulshada ku dhaqan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug. Sii akhriso