(Saudi Arabia) 08 Jan 2020. Real Madrid ayaa iska xaadirisay finalka koobka Spanish Super Cup kaddib markii ay kaga adkaatay kooxda Valencia 1-3 ciyaar ka tirsaneyd wareega afar dhamaadka, waxayna Axada soo socota la ciyaari doonaan tii soo baxda Barcelona iyo Atlético Madrid. Qeybta hore ee dheesha ayaa lagu kala nastay 0-2 ay ku hoggaamineysay kooxda […]Sii akhriso
(Manchester) 08 Jan 2020. Kooxda Manchester United ayaa la filayaa inay ku soo dhaweyn doonto garoonkeeda Old Trafford naadiga Norwich City Sabtida soo socota, si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan kulamada 22-aad ee horyaalka Premier League. Haddaba Macalinka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa shaki badan ka muujiyay inuu qeyb […]Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xildhibaanno baarlamaanka ka tirsan ayaa ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyey dadkii Soomaaliyeed ee ku dhintay qarixii ay kooxaha argagixisada Al-shabaab maanta geysteen. Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Marwo Fowsiyo Sii akhriso
Organization: One Acre Fund Country: Ethiopia Closing date: 07 Feb 2020 About One Acre Fund One Acre Fund supplies smallholder farmers with the agricultural services they need to make their farms more productive. We provide quality farm supplies on credit, delivered within walking distance of farmers homes, and agricultural training to improve harvests. We measure […]Sii akhriso
(Manchester) 08 Jan 2020. Sida ay shaaca ka qaadeen maanta wargeysyada, kooxda Manchester United ayaa ka sameysay dhaqdhaqaaqyo deg-deg ah ee ku saabsan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda, si ay ula soo saxiixdaan xiddiga naadiga Ajax ee Van de Beek bishan Janaayo. Shabakada “ESPN” ayaa waxay shaaca ka qaaday heshiiska ay ku dooneyso kooxda Manchester United adeega […]Sii akhriso