(Barcelona) 10 Jan 2020. Mid ka mid ah halyeeyadii soo martay kooxda Barcelona ayaa weerar ku qaaday macalinka reer Spain ee Ernesto Valverde, kaddib guuldarradii xalay ka soo gaartay Atlético Madrid. Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Barcelona ee Rivaldo ayaa sheegay in guuldarradii Atlético Madrid ee 2-3 aheyd ee kulankii xalay wareega afar dhamaadka Spanish Super […]Sii akhriso
(Liverpool) 10 Jan 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa fariin u diray ciyaartoydiisa ka hor kulanka ay la ciyaarayaan kooxda Tottenham Hotspur. Jurgen Klopp iyo wiilashiisa kooxda Liverpool ayaa waxay booqan doonaan habeen dambe naadiga Tottenham Hotspur si ay u wada ciyaaraan ciyaar ka tirsan kulamada 22-aad ee horyaalka Premier League. Sii akhriso
(Saudi Arabia) 10 Jan 2020. Xiriirka kubadda cagta Spain ayaa shaaca ka qaaday magaca garsooraha dhex-dhexaadin doono kulanka finalka Spanish Super Cup oo Axada soo socota lagu qaban doono magaalada Jeddah ee Wadanka Saudi Arabia. Kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa ku wada ciyaari doono finalka Spanish Super Cup, kaasoo ka dhcii doono meel ka […]Sii akhriso
(England) 10 Jan 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa hadal aad u fiican ee la xiriira dhaawaca Harry Maguire la wadaagay taageerayaasha Red Devils. Ole Gunnar Solskjaer ayaa xaqiijiyay inay jirto suurtogalnimo weyn uu ku ciyaari karo Harry Maguire kulanka ay Sabtida kula ciyaari doonaan kooxda Norwich City horyaalka […]Sii akhriso
Organization: ACTED Country: Ethiopia Closing date: 20 Jan 2020 EXPRESSION OF INTEREST FOR LOCAL PARTNERS IN ALL GEOGRAPHICAL AREAS OF ETHIOPIA ACTED (Agency for Technical Cooperation and Development) is legally registered in Ethiopia through the Charities and Society Agency as an International Organization with registration number 4485. The organization’s vocation Sii akhriso