(Saudi Arabia) 11 Jan 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee Diego Simeone ayaa si weyn u diifaacay dhigiisa Barcelona ee Ernesto Valverde, kaddib guuldarradii ka soo gaartay kulankii wareega afar dhamaadka ee koobka Spanish Super Cup. Atletico Madrid ayaa Arbacadii guul soo laabasha ah kaga gaartay kooxda Barcelona kulankii wareega afar dhamaadka ee Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaaji Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay oo labadii maalmood ee tagtay ku sugnaa Asmara ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Asmara ku soo sagootiyay dhiggiisa dalkaas Mudane Isaias Afwerki,waxaana muhiimadda booqashada Sii akhriso
(Manchester) 11 Jan 2020. Manchester United ayya guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Norwich City garoonka Old Trafford, kaddib markii ay kaga adkaatay 4-0, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 22-aad ee horyaalka Premier League. Qeybta hore ee dheesha ayaa lagu kala maray 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Manchester United. Daqiiqadii 27-aad kooxda […]Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Sulddaan Qaabuus Bin Saciid ayaa galabnimadii jimcaha ku geeriyooday dalka Cummaan, iyadoo maalmihii lasoo dhaafay uu ku jiray isbitaal xaaladdiisuna ay ahayd mid aad u liidatay, waxaana dhakhtarkiisa gaarka ah uu dadaal badan ugu jiray inuu daweeyo,balse waxaa ilaahay qaddaray inuu u geeriyoodo xanuunkii hayay. Kadib geerida Sulddaanka ayaa waxaa shir deg Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maanta oo Sabti ah xaflad duco ah u qabatay Marxuum Danjire Axmed Xaaji Ducaale Cabdullaahi (Axmed Keyse) oo noqday Wasiirkii ugu horreeyay ee beeraha ee Soomaaliya iyo Safiir hore oo aroornimadii hore maalintii Arbacada, 8 January, 2020 ku geeriyooday magaalada Tucson ee Gobolka Arizona ee dalka Sii akhriso