(Barcelona) 14 Jan 2020. Macalinkii hore xulka qaranka Spain ee Vicente del Bosque ayaa ka hadlay arrinta ku saabsan in Ernesto Valverde laga ceyriyay shaqada tababarka ee kooxda kubadda cagta Barcelona. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa ku dhawaaqday xalay inay shaqada ka cayrisay Tababare Ernesto Valverde, isla markaana waxa ay magacaabatay macallin cusub. Barcelona Sii akhriso
Dhuusamareeb (SONNA) – Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2aad ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saaray shuruudaha laga doonayo Xildhibaanada u tartamaya kuraasta Guddoonka Baarlamaanka. Guddiga ayaa soo bandhigay illaa siddeed shuruud oo ay ka mid yihiin in musharaxa uu haysto shahaado Jaamacadeed ama wax u dhigma, isla markaana uu bixiyo musharaxa u tartamaya Sii akhriso
Baydhabo (SONNA) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida qaybta 27aad oo howlo shaqo u joogta Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku guuleysatay in dhamaan la qaado jid gooyooyin ay dhigan jireen maleeshiyaad hubeysan deegaanno ka tirsan gobolka. Xeer Ilaaliyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Qeybta 27aad Gaashaanle Maxamed Cabdiqaadir Maxamed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa Sii akhriso
(Barcelona) 14 Jan 2020. Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Josep Maria Bartomeu ayaa wuxuu shaaca ka qaaday sababta shaqada looga ceyriyay macalinkoodii hore ee Ernesto Valverde. Kooxda reer Catalonia ayaa waxa ay bedelka Tababare Ernesto Valverde u magacaabatay macallinkii hore ee kooxda Real Betis ee Quique Setien. Barcelona ayaa maanta qabatay shir jaraa’id Sii akhriso
Baydhabo (SONNA) – Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maanta shir  uga furmay magaalada Baydhabo ayaa kaga wad hadlay arrimo badan oo ku saabsan iskaashi dhex mara labada dhinac. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga ee dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa Sii akhriso