(Barcelona) 15 Jan 2020. Barcelona ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday habeenkii Isniinta in ay shaqada ka cayrisay Tababare Ernesto Valverde, isla markaana waxa ay magacaabatay macallin cusub. Kooxda reer Catalonia ayaa waxa ay bedelka Tababare Ernesto Valverde u magacaabatay macallinkii hore ee kooxda Real Betis ee Quique Setien. Haddaba Eric Abidal oo ah agaasimaha Sii akhriso
(Liverpool) 15 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta ee Liverpool uu hoggaaminayo tabbaare Jürgen Klopp ayaa halkooda ka sii waday isu diyaarinta kulanka soo socda ay Axada kula ciyaari doonaan Manchester United garoonka Anfield, kaasoo ka tirsan horyaalka Premier League. Liverpool ayaa maanta sameeyay tababar labo xilli ah si ay ugu diyaar garowdo kulanka Manchester United, Sii akhriso