(Manchester) 16 Jan 2020. Indhaha taageerayaasha horyaalka Premier League ayaa waxay ku sii jeedaan kulanka weyn ay ku wada ciyaari doonaan kooxaha Liverpool iyo Manchester United garoonka Anfield Axada soo socota, kaasoo ka tirsan kulamada 23-aad Premier League ee xilli ciyaareedkan. Haddaba Kabtankii hore kooxda Manchester United ee Gary Neville ayaa fariin uu ku soo Sii akhriso
(Liverpool) 16 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa isku diyaarineysa kulanka adag ee la wada sugayo ay naadiga Manchester United ku wada ciyaari doonaan Axada soo socota horyaalka Premier League. Haddaba waxaan warbixintan ku eegi doonaa wax qabadka saddexda xiddig weerarka kaga ciyaarta Liverpool ee Salah, Mané iyo Firmino kulamada ay la ciyaareen kooxaha Sii akhriso
Organization: International Organization for Migration Country: Ethiopia Closing date: 31 Jan 2020 Call for Application Vacancy No. IOM-CFA/0005/2020 Position Title: Consultant – Migration Data Duty Station: Home based and Addis Ababa, Ethiopia Classification: Consultant Closing Date: January 31, 2020 1. BACKGROUND 1. The Africa Regional Migration Programme (ARMP) The Sii akhriso
Gaalkacyo (SONNA) – Mas’uuliyiinta Dowladda Hoose ee magaalada Gaalkacyo ayaa dadaallo xooggan ku bixiyay sidii Gaalkacyo ay u heli lahayd Gaadiidka dab damiska oo ay baahi weyn u qabeen dadka magaaladaasi. Maanta ayay soo bandhigeen Gaari Dab damis ah iyo shaqaale loo carbiyay Gurmadka Deg Dega ah, kuwaas oo maamulku uu diyaariyay. Marar badan magaalada […]Sii akhriso