(Liverpool) 17 Jan 2020. Macalinka reer Germany iyo kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa wuxuu maanta ku dhawaaqay in Saddex ka mid ah xiddigaha kooxdiisa Liverpool ay seegi doonaan kulanka Man United ee horyaalka Premier League, kaasoo Axada ka dhici doono garoonka Anfield. Jürgen Klopp ayaa wuxuu shaaca kaga qaaday in xiddig ee kala ah Fabinho […]Sii akhriso
(Madrid) 17 Jan 2020. Macalinka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka soo hor muuqday shir jaraa’id maanta oo Jimco ah khaor kulanka habeen dmabe ay wajahayaan naadiga Sevilla. Los Blancos ayaa isku diyaarineysa kulanka adag ay habeen dambe ku soo dhaweyn doonaan kooxda Sevilla garoonka Santiago Bernabeu, si ay u wada ciyaaraan […]Sii akhriso
(Muqdisho) 17 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Horseed ayaa galabta guul ka gaartay naadiga Gaadiidka, ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Somali Premier League. Kulankan ayaa ahaa mid aad u xiiso badan, labada kooxod ayaa waxay soo bandhigeen qaab ciyaareed aad u fiican oo ay ku qancaan taageerayasha u soo daawasho tagay Ciyaartan. Qeybtii koowad ayaa lagu kala […]Sii akhriso