(Manchester) 18 Jan 2020. Manchester United  ayaa ah koox sameeyn ku leh kubadda cagta waxayna suuuq kala iibsiga ka sameeyaan saxiiyo xili ciyareed walba saxiiyo badan, qaar kood ayaana noqda kuwa fashilmay Haddaba waxa aynu warbixintaan idin kugu soo gudbin doonaa 10-ka saxiix ee ugu xumaa taarikhda kooxda Manchester united waxaadna ku dhex arki doontaa xiddigo […]Sii akhriso
(Yurub) 18 Jan 2020. Wargeka “AS” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday liiska kooxaha heysta saddexda weerar ee ugu xoogan Yurub, marka loo eego gooldhalinta Yurub ee xilli ciyaareedkan. Waxaa liiskan saddexda weerar ee ugu xoogan Yurub ee dhanka gooldhalinta hoggaaminaya kaddib qiimeyn la sameeyay saddexda kooxda Paris Saint-Germain, kuwaasoo dhaliyay 51 gool, […]Sii akhriso
(England) 18 Jan 2020. Kooxaha Manchester City iyo Crystal Palace ayaa dhibcaha ku kala qaatay garoonka Etihad Stadium, kaddib markii ay ku kala baxeen bar-bardhac 2-2 ah ciyaar ka tirsaneyd kulamada 22-aad ee horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 0-1 ay ku hoggaamineysay kooxda martida aheyd ee Crystal Palace. Daqiiqadii 36-aad […]Sii akhriso
Gudiga doorashada qaran ee JDFI ayaa Bahda warbaahinta dalka uqabtay kulan dood cilmiyeed ah oo Afkaar gashi ah unoqda Qorshe hagaha qabyada ah ee anshaxa iyo nidaamka Tabinta doorashada ee Warbaahinta iyo Wariyaasha. Qorshehagaha qabyada ah ayaa cadaynaya in Warbaahinta & wariyaashu ay goobaha cod bixinta ka fogaadaan ilaa 200 Mitir islamarkaana ay fasaxa Tabinta Sii akhriso
(Paris) 18 Jan 2020. Paris Saint-Germain ayaa xiriir la sameysay garablaha kooxda Ajax ee Hakim Ziyech, xilli ay bar-tilmaamed ka dhiganayaan sidii ay u soo qaadan lahaayen. Wargeyska “Soccerlink” ayaa ku waramaya in PSG ay ku soo biirtay kooxaha loolanka ugu jiro Hakim Ziyech. Arsenal, Tottenham iyo Bayern Munich ayaa ah kooxaha sida weyn ula dhacsan […]Sii akhriso