(Liverpool) 19 Jan 2020. Liverpool ayaa wali la qaban yahay kaddib markii ay guul muhiim ee 2-0 ah kaga gaartay kooxda Manchester United garoonka Anfield, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 23-aad ee horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa Liverpool. Daqiiqadii 14-aad Liverpool ayaa hoggaanka […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliya S/guudto C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa Kormeer shaqo waxa uu ku tagay Difaacyada Ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin Degaanada Awdheegle,Bariire,Sabiid iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellada Hoose. General C/Xamiid Maxamed Dirir ayaa mid mid u dul istaagay Difaacyada isagoona halkaasi kula kulmay Sii akhriso
(Turin) 19 Jan 2020. Cristiano Ronaldo ayaa doonaya inuu sii wado bandhigiisa cajiibka ah uu ka sameynayo kooxda Juventus, isla markaana uu rikoodh cusub ah ka jebiyo halyeeyga reer France ee Michel Platini. Ronaldo ayaa isku diyaarinayaa inuu hoggaamiyo weerarka kooxda Juventus kulanka ay caawa kula ciyaari doonaan naadiga Parma horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga. […]Sii akhriso
Waxaa maanta Hutel Harmony ee  caasimada dalka lagu qabtey kulan lagu gorfeynaayey barnaamij siyaasadeedka iyo xeer hoosaadka  xisbiga barwaaqada (PP) qaybta Soomaalida, waxaana soo qaban qaabiyey madaxda xisbiga ee  heer federal iyo kuwa caaamisada Addis Ababa, Shirkan ayaa gaar u ah Soomaalida ku dhaqan caasimada. Waxaa ka soo qayb galey kulankaas dooda ahaa wasiirka Sii akhriso
(Madrid) 19 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa halkeeda ka sii waday taxanaheeda guuldarro la’aanta ah iyadoo uu hoggaaminayo macalinka reer France ee Zinedine Zidane. Real Madrid ayaa xalay guul dirqi ah kaga gaartay kooxda Sevilla garoonka Santiago Bernabeu, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 20-aad ee horyaalka La Liga […]Sii akhriso