Nairobi-(SONNA):- Wasiirada Shaqada ee Bariga iyo Geeska Afrika ,ayaa maanta waxaa uu shir uga furmay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya,iyada oo shirka looga hadlayo isu-duwida siyaasadaha socdaalka shaqaalaha ee Bariga iyo Geeska Afrika. Kulanka oo soconaya muddo labo maalin ah ayaa Wasiirada Gobolka siinaya fursad ay uga wada-hadlaan oo ay ku wadaagaan siyaasadaha Sii akhriso
3 killed, 100-plus hurt in collapse during Ethiopia ceremony  The Associated Press Several killed in Ethiopia stand collapse  BBC News Ethiopia: Orthodox Christians celebrate epiphany  Anadolu Agency 3 killed when stand collapses in Ethiopian Epiphany ceremony  Daily Inter Lake Ten killed in seating collapse at Ethiopian festival  FRANCE 24 View full coverage on Google NewsSii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiye ku xigeenka Howlaha Guud Aadan Sheekh Cali (Fiidow) iyo Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada ee Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti) ayaa maanta si wadajir ah xariga uga jarey xafiisyo loogu adeegayo dadka baahiyaha gaarka ah qaba, kaasi oo laga hir galiyay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha demada Sii akhriso