(World) 21 Jan 2020. Oscar waxa uu ahaa laacibkii cajiibka ah ee kooxda kubadda Chelsea, balse waqtiyo oo kaliya ayuu ahaa xiddig sameyn leh, maadaama hadda dadka qaar aysan ogayn halka uu ku dambeeyo. Waxa aynu warbxintaan idin kugu soo gudbin doonnaa waxa ku dhacay dheemankii reer Barazil ee Oscar, kaasoo taageeryaasha kubadda cagta qaarkood […]Sii akhriso
(London) 22 Jan 2020. Kooxaha Chelsea iyo Arsenal ayaa dhibcaha ku qeybsaday kulankii adkaa ee London derby, kaddib markii ay ku kala baxeen bar-bardhac 2-2 ah, xilli ciyaartaan ay qeyb ka aheyd kulamada 24-aad ee horyaalka horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda Chelsea. Daqiiqadii 26-aad xiddiga […]Sii akhriso
Death toll up to 10 in Ethiopia platform collapse; 250 hurt  The Associated Press Several killed in Ethiopia stand collapse  BBC News Ethiopia: Orthodox Christians celebrate epiphany  Anadolu Agency 3 dead, more than 100 hurt after wooden stand collapses during ceremony in Ethiopia  Global News Toll hits 10 in Ethiopia platform collapse  The Cairns Post View full coverage Sii akhriso
(Yurub) 21 Jan 2020. Kooxda hogaamineysa horyaalka Spain iyo kooxda ugu guulaha badan horyaalka England ayaa waxa ay markan ku tartamayaan saxiixa ciyaaryahanka AC Milan ee Krzysztof Piatek. Wargeyska caanka ah ee ka soo baxa gudaha wadanka Spain “Mundo Deportivo” ayaa shaaca ka qaaday in Barcelona ay diyaar u tahay la soo wareegidda xiddiga ka tirsan […]Sii akhriso
(Barcelona) 21 Jan 2020. Macalin Quique Setién ayaa shaaciyey liiska xiddigaha Barcelona ee kaga qeyb geli doono tartanka Copa del Rey. Barcelona ayaa isku diyaarineysa kulanka Copa del Rey ay habeen dambe booqan doonto kooxda yar ee UD Ibiza, iyadoo macalin Quique Setién uu kulankan nasiyay xiddigo badan ee muhiim ah. Haddaba xiddigaha Lionel Messi, Gerard […]Sii akhriso