(Manchester) 23 Jan 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guuldarro 0-2 ah kala kulantay kooxda Burnley oo marti ugu aheyd garoonka Old Trafford, ciyaar ka tirsaneyd kulamada horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 0-1 ay ku hoggaamineysay kooxda martida aheyd ee Burnley. Daqiiqadii 39-aad kooxda Burnley ayaa hoggaanka u qabatay Sii akhriso
(Manchester) 22 Jan 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa ka hadlay sababta ay Red Devils uga laabatay loolanka loogu jiro saxiixa Erling Håland bishan Janaayo. Erling Håland ayaa ku dhawaaday inuu u dhaqaaqo garoonka Old Trafford suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ee bishan Janaayo, kahor inta aan la shaacinin inuu ugu […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Generaal Odowaa,Yuusuf Raage ayaa gaaray Saldhigga Balidoogle ee guutada 16-aad Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Taliyaha wuxuu Kulamo la qaatay,saraakiisha iyo Ciidamada, oo uu ku boggaadiyey guusha joogtada ah ee ay ka soo Hooyaan dagaalka lagula jiro Aragagixisada. S/guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa wuxuu Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay caddeynaysaa in Danjire Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) uu iska casilay xubinnimadii Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland. Hadalka uu warbaahinta siiyay Danjire Guulwade waa mid kafog waaqaca aan maanta ku nool nahay, wuxuuna dhaawacayaa Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Munaasabad ballaaran oo xariga looga jarayay chanelka labaad ee TV Qaranka Soomaaliyeed ee (SNTV2) ayaa ka dhacday xarunta wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya. Xafladda oo uu si rasmi ah xarigga uga jaray wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir(Maareeye) ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgalay xildhibaan Sii akhriso
(Barcelona) 22 Jan 2020. Barcelona aya adooneysa inay lasoo wareegto weeraryahanka reer Gabon iyo naadiga Arsenal ee Pierre-Emerick Aubameyang, si ay ugu xoojisato dhanka weerarkeeda kaddib dhaawacii soo gaaray xiddiga reer Uruguay ee Luis Suarez iyo inuu garoomada ka maqnaanayo ilaa iyo dhamaanka xilli ciyaareedka. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada shalay oo Talaado Sii akhriso