(England) 24 Jan 2020. Liverpool ayaa wali la joojin la’ayahay kaddib markii ay guul dirqi ah ka soo heshay Wolverhampton oo ay ku booqatay Molineux Stadium, waxayna kaga soo adkaatay 1-2, kulan ka tirsanaa horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 0-1 ay ku hoggaamineysay Liverpool. Daqiiqadii 8-aad kooxda Liverpool ayaa hoggaanka […]Sii akhriso
(Madrid) 23 Jan 2020. Luiz Dalima Ronaldo ayaa mar ka yaabiyay xiddigaha Real Madrid iyo Taageeryaasha kubadda cagta  kaddib hadalkii uu ka sheegay xaaska saaxiibkiis Luis Figo ee la xiriiray sariirta qoyskiisa. Fadeexad ayey ahayd, balse hoos loo dhigay marka hore inkastoo hadalkii Ronaldo uu ka xumaaday kabtankii Portugal ee Figo. Ronaldo 9 ayaana markaa yiri: […]Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen dib-u-eegis lagu sameeyay Sharciga La-dagaallanka Burcad-badeedda iyo ka-hor-tagga Afduubka. Ujeedda sharcigaan ayaa ah tilmaamidda iyo nidaaminta dembiyada la xariira burcad-badeednimad iyo afduubka iyo xukunnada ka dhalanaya Sii akhriso