(World) 26 Jan 2020. Halyeyga Brazil ee Luis Dalima Ronaldo  ayaa lagu xasuustaa dhacdooyin badan oo kubadda cagta ah, sida gool dhalin ku guuleysiga, billado iyo Koobab. Warbixintaan waxaan ku eegi doonnaa habeenkii uu Ronaldo ku sigtay inuu dhinto, qiyaanadii saaxiibtiis uu kala kulmay iyo jahwareerkiisii finalkii koobka adduunka ee 1998-kii. Gool FM.Sii akhriso
Muqdisho(SONANA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Dalka Burkina-faso waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaaladda Ouagadougou (Wagadhugu) ee Caasimadda Dalkaasi kusoo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Dalkaasi oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Dalka Purkina Faso iyo xubno Sii akhriso