(Turin) 29 Jan 2020. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa gaaray Rikoodh uusan qofi gaarin, kaasoo uu ka sameeyay Instagram-ka. Kabtanka xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa noqday shaqsigii ugu horeeyay ee gaara 200 oo milyan oo raacayaal ah ama followers ah ee barta Instagram-ka. Ronaldo oo u soo dhaqaaqay magaalada Turin […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Wasiirka wasaarada warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Dawladda ayaa ka qeyb galay munaasabad abaal marin lagu gudoonsiinayey saxafiyiin ku guuleystay tartartanka diyaarinta warbixino ku saabsan arrimaha bulshada. Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Golaha shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Dalka Burkina Faso ayaa Caasimadda dalkaasi waxa uu kulan kula qaatay guddoomiyaha Baarlamaanka Ee Dalka Algeria oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidoo kale iskaashiga baarlamaanada labada wadan. Sidoo kale labada Guddoomiye ayaa Sii akhriso