(Barcelona) 30 Jan 2020. Barcelona ayaa la fahansanaa inay dooneysay lasoo saxiixashada weeraryahan cusub si ay kaga dhigato badelka Luis Suárez oo dhaawac dartiis kaga maqnaan doono inta ka harsan xilli ciyaareedkan. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa go’aan ku gaartay inaysan la soo saxiixan weeraryahan cusub, si loogu xoojiyo dhanka weerarka ee Blaugrana kulamada ay ka Sii akhriso
Mogadishu(SONNA)- The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Isse Awad, concluded on Thursday, a five-day protocol workshop organized by the Somali Diplomatic Institute, in which 16 employees from the presidential offices, the Prime Minister, the People’s and Senate assemblies of the Federal Parliament, and the Directorate of Immigration Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Guddoomiye ku-xiggeenka labaad ee Golaha shacabka BFS, Wasiiro, Xildhibaano katirsan DFS, Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, odayaal dhaqmeed iyo siyaasiyiin ayaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde si weyn ugu soo dhaweeyay Isimada Puntuland iyo dowlad deegaanka Soomaalida. Isimada la soo dhaweeyay ayaa mid mid u gacan qaaday Sii akhriso
(Manchester) 30 Jan 2020. Tababaraha Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa si maldahan u sheegay inay kooxdiisa ku qasban tahay la soo wareegidda weeraryahan cusub ka hor dhammaadka bishaan Janaayo. Inkastoo Man United la la xiriirinayay magacyo aad u kala duwan tan iyo dhaawacii dhabarka ee Marcus Rashford, kooxda ka ciyaarta  Premier League ayaan u […]Sii akhriso
(Barcelona) 30 Jan 2020. Waxaa la shaaciyey liiska 18-ka laacib ee Kooxda Barcelona u diyaarsatay inay matalaan kulanka caawa ay ka horjeedaan Leganes ee Copa Del Rey, iyadoo uu hoggaaminayo Lionel Messi. Messi ayaa ka mid ah xiddigaha Barcelona ee hoggaaminaya liiska wajahaya Leganes, laakiin Dembele ayaan lagu darin shaxdan. Macallin Setien ayaa soo xushay […]Sii akhriso
(Manchester) 30 Jan 2020. Macallinka kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjaer ayaa ka hadlay war ku saabsan haddii uu Bruno Fernandes ciyaari doono kulanka Sabtida ay wajihi doonaan naadiga aan dabka yar shideynin ee Wolverhampton Wanderers kulan ka tirsan horyaalka Premier League. Laacibka dhawaan-galka ah ee Manchester United, Bruno Fernandes ayaa diyaar u ah Sii akhriso