Muqdisho.(SONNA):- Shirkani oo ah mid sanadkiiba mar ay isku arki doonaan guddoomiyeyaasha Ururada ardayda Soomaaliyeed ee jaamacadaha Uganda wax ka barata iyo wakiilka Midowga ardayda Qaranka ee Uganda ayaa waxaa shirgudoomiyay Guddoomiyaha wakiilka Ardayda Qaranka Soomaaliyeed ee dalka Uganda Mudane Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka. Madasha Shirka oo ay ku sugnaayeen Sii akhriso
(Turin) 31 Jan 2020. Ciyaaryahanka caalamiga ah ee waddanka Germnay Emre Can ayaa soo gabo gabeeyay waayihiisa Talyaaniga. Can ayaa ku biiray kooxda Brussia Dortmund, waxaana lagula wareegay €22m, xilli uu u saxiixay heshiis ku eg sanada 2023. Brussia Dortmund ayaa saxiixa Can waxa ay ku garaacday kooxo waayen oo qorsheenayay in ay la wareegan […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Wafti ka socday Soomaaliya oo ay hoggaaminaysay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS oo ay wehelinayeen guddiyada Dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee labada Aqal Baarlamaan iyo xubno ka socday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya, ayaa ka qeyb-galay shirkii ugu horreeyey ee is-dhex-galka Ganacsiga ee dalka Pakistan iyo Wadamada Afrika oo Khamiistii ka furmay Sii akhriso