(Barcelona) 03 Feb 2020. Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou guul kaga gaartay kooxda Levante, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 22-aad horyaalka La Liga ee dalka Spain. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 2-0 ay ku hogaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Barcelona. Daqiiqadii 30-aad kooxda Barcelona ayaa hogaanka u […]Sii akhriso
(Barcelona) 02 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa naadiga Levante ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Camp Nou kulan ka tirsan horyaalka La Ligaha Spain. Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Barcelona iyo Levante. Barcelona ayaa safkeeda hore ee weerarka waxaa hoggaaminaya Messi iyo Griezmann, halka Rakitic […]Sii akhriso