(Manchester) 03 Feb 2020. Halyeeygii hore ee kooxda kubadda cagta Manchester United ee Gary Neville ayaa ka hadlay wax qabadka Bruno Fernandes ee kulankii Wolves, oo ahaa kulankiisii ugu horeeyay ee Red Devills. Kubad sameeyaha reer Portugal ayaa ugu dambeyn Old Trafford kaga soo biiray Khamiistii kooxda Sporting Lisbon adduun lacageed gaaraya £67.7million, xilli uu ku Sii akhriso
isbadalka kahor itoobiya waxay gaadhay heer uuna wadanku horay usocon karin oo cakiran.• isbadalka kadib waxaa lagu guulaystay in Maxaabiis tiro badan oo wadamada dibada kuxidh xidhnayd lasii daayo.• Waxaa dalka lagu soo celiyey siyaasiyiintii dalalka kala duwan wadanka looga masaafuriyey, waxaana lagu guulaystay inaan warbaahinta lacabudhin oo dadku afkaartooda si xor ah Sii akhriso
Ankara-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee Soomaaliya, Xildhibaan; Xamza Saciid Xamza oo ku sugan Dalka Turkiga ayaa Isbitaallada ku booqdey Dadkii ku dhaawacmey qarixii ka dhacay Ex-Koontorool Afgooye ee Magaalada Muqdisho Dabayaaqadii 2019-kii. Wasiirka iyo mas’uuliyiinta la socday ayaa waxaa ay u kuurgaleen xaaladda iyo la tacaaliddooda Sii akhriso