(Manchester) 04 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa xaqiijisay in weeraryahankeeda Sergio Aguero uu ku guuleystay abaal-marinta ciyaaryahankii ugu wanaagsanaa kooxda bishii Janaayo ee la soo dhaafay kaddib waxqabadkiisii wacnaa ee uu la soo muuqday bilawga sanadka cusub ee 2020. Sergio Kun Aguero ayaa ah xiddiga ugu goolasha badan taariikhda Kooxda Sii akhriso
(Milano) 04 Feb 2020. Weeraryahanka reer Belgium iyo kooxda Inter Milan ee Romelu Lukaku ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay inuu maalin uun tababarka la qaatay weeraryahanka reer Sweden ee Zlatan Ibrahimovic. Kooxaha Inter iyo AC Milan ayaa Axada ku wada ciyaari doono garoonka Giuseppe Meazza kulanka loogu magacdaray Milan Derby, kaasoo qeyb ka ah […]Sii akhriso
Organization: German Red Cross Country: Ethiopia Closing date: 17 Feb 2020 The German Red Cross (GRC) is part of a worldwide community assisting victims of conflicts and disasters and people affected by social or health related crises. The Red Cross / Red Crescent Movement provides vulnerable people with assistance without discrimination as to nationality, race, […]Sii akhriso
(Barcelona) 04 Feb 2020. Ciyaaryahanka caalamiga ah ee qaranka Holland Frenkie de Jong ayaa aaminsan in kooxdiisa Barcelona ay ku guuleysan doon karto tartanka Champions Leagea xilli ciyaaredkan. Frenkie de Jong ayaa Camp Nou ku soo biiray xilli ciyaaredkii hore, waxaana si weyn loo amaanay waqtigiisii Amsterdam. Hadaba, Wargeyska caanka ah ee “Mundo Deportivo” ayaa Sii akhriso