(Barcelona) 06 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Athletic Club ayaa iska xaadirisay afar dhammaadka tartanka Copa Del Rey kaddib markii ay tartanka ka cirib tirtay naadiga Barcelona oo marti u ahayd. Kulankan ayaa Barcelona looga adkaatay gool laga dhaliyey xilligii dhimashada dheesha, waxaana Barca lagu garaacay 1-0. Waxaa qeybtii hore ee kulankan lagu kala nastay goolal Sii akhriso
(Madrid) 06 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa tartanka Copa Del Rey looga reebay garoonkeeda Bernabeu kulan 7 gool la iska dhaliyey, iyadoo Real Sociedad ay iska xaadirisay afar dhammaadka tartankan. Los Blancos ayaa ku hartay wareegga siddeed dhammaadka Copa Del Rey kaddib markii ay guuldarro 4-3 kala kulmeen Real Sociedad, kulan goordhow […]Sii akhriso
(England) 06 Feb 2020. Horyaalka kubadda cagta ee Premier League ayaa lagu tilmaamaa in uu yahay horyaalka ugu xiisaha iyo xamaasada badan ee qaarada Yurub . Horyaalka ayaa waxaa difaacaneysa kooxda kubadda cagta ee Manchester City taas oo ku guuleysaney labadii xilli ciyaared ee ugu dambeysay. Laakiin sanad ciyaaredkan ayaa waxa ay u muuqataa mid ku […]Sii akhriso